Cabdiraxmaan Faroole oo ku guulaystay kursiga 2aad ee aqalka sare.

Garoowe, Oct 20 2016–Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, ayaa ku guulaystay kursiga xildhibaanka aqalka sare ee barlamaanka jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya.

Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud, oo latartamayey Cabdimahad Abshir Cismaan ayaa waxa uu helay 59 cod, halka musharixii latartamayeyna uu helay 5 iyadoona hal cod uu khasaaray.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com