Site icon Radio Daljir

Cabdiraxmaan Dujaana: “Puntland Xaqbay U Leedahay Ka Hadalka Daneheeda” (dhegayso)

Cabdiraxmaan Faarax Yuusuf (Dujaana), oo xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya iyo Puntland ayaa soo dhoweeyey mowqifkii Puntland ka qaadatay khilaafka Khaliijka Carabta, wuxuuna sheegay inay xaq u leedahay inay ka hadasho daneheeda gaarka ah, haseyeeshee wuxuu ku eedeeyey dowladda Federalka ah inaysan maamulada ka talo gelin go’aamadeeda.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5999693c04010085369f0bf7/Cabdiraxmaan+Faarax+Yuusuf.mp3?_=1
Exit mobile version