Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “Waxaan is waafajin lanahay Dowlad casri ah iyo dhaqankeena qabiilka,”

Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “Waxaan is waafajin lanahay Dowlad casri ah iyo dhaqankeena qabiilka,”

Gudoomiyaha Xisbi siyaasadeedka wadajir oo Caasimadda Puntland ee Garoowe ku sugan ayaa ka hadlay qaabka la isku waafajinayo dowlad casri ah iyo dhaqanka qabiilka ku salaysan ee somaalida

Wariye Xasan Haykal ayaa warbixintan ka diyaariyey Madasha 13’aad ee Wadahadalada Hay’ada PDRC.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com