Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka horyimid War-saxaafadeedkii ka soo baxay Maamul Goboleedyada

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka horyimid War-saxaafadeedkii ka soo baxay Maamul Goboleedyada

“Warsaxafaadeedka xalay kasoo baxay Dowlad Goboleedyada mowqif iyo meel lagu tiriyo midna ma laheyn. Qoladii mowqifka ka dhuumanaysay waa la gartay, laakiin lama garan sababta ku bixisay Dowlad Goboleedyadii taageersanaa in Raysalwasaaruhu hoggaamiyo doorashooyinka iyo amniga dalka.

“Ma muuqato sabab ay Dowlad Goboleedyadu kaligood doorashada ugu shiraan. Waa in Raysalwasaare Rooble uu shirka Golaha Wadatashiga Qaran isugu yeeraa si loo dardar geliyo doorashooyinka dalka. Shacabka Soomaaliyeed, Dowlad goboleedyada, Midowga musharraxiinta iyo beesha caalamkana waa in ay ku gacansiiyaan in doorashada degdeg loo qabto, kiiska Ikraan Tahliilna caddaalad loo helo, lana diido in eedaysanayaasha gabbaad la siiyo”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com