Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Farmaajo waa Hoggaamiye Kooxeed ka soo arriminaaya Villa Soomaaliya” (daawo)

Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Farmaajo waa Hoggaamiye Kooxeed ka soo arriminaaya Villa Soomaaliya” (daawo)

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ahna gudoomiyaha Xisbiga Waradajir oo ka hadlay maanta xaalada dalka uu marayo ayaa sheegay in wadanku uu galay waji hugaamiye kooxeednimo, isaga oo madaxweynaha waqtigiisu idlaaday ku eedeyay in uu jabinayo sharciga iyo xeerka dalka u yaala.
Halkan kagabogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com