Site icon Radio Daljir

CABDIKARIIN XUSEEN GUULED: “Shacabka Soomaaliyeed Dad Xabbad Loogu Goodin Karo Ma Aha” (dhegayso)

Musharax madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed oo kamid ahaa musharaxiintii maanta dibadbaxa dhigay ayaa sheegay in madaxweynaha mudo-xileedkiisu dhamaad Maxamed Cabdilaahi Farmaajo uusan shacabka ugu goodin karin xabad lagu soo rido.

Musharrax Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa ku daray in Farmaajo uu xeendaabkii dowladnimo ka gudbay.

Muuqaal

Maqal

GUULEED by Radio Daljir

Back to Home page