Ciidanka Amaanka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigey Cabdikaafi Ibraahim Aadan Iyo 3 Dumara ah Oo ku Eedeysanan Dil xalay Magaalada garowe loogu geystey mid kamid ah shaqaalaha Degmada.
Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Nugaal G/sare Xussen Cali Maxamuud Ayaa U Mahadceliyay Ciidamada Booliska Kuwa Sirdoonka Iyo Bulshada Oo Gacan Wayn Ka Gaystay, Sidoo kalena Taliyaha Ayaa Sheegay In Cid Walba Oo Fal Gaysata Aysan Ka Baxsan Doonin Ciidamada Amaanka Waxaana Uu Bulshada Uga Mahadceliyay Sida Ay Ciidamada Ula Shaqeyaan.
Dhigaal Cusub
« SAAKA IYO DUNIDA IYO CABDIFATAAX CUMAR GEEDI
« SAAKA IYO DUNIDA IYO CABDIFATAAX CUMAR GEEDI
Dhigaal Duug ah
DADWEYNAHA GAALKACYO OO KU BAAQAY IN LAGA QEYB QAATO GURMADKA ABAARAHA »
DADWEYNAHA GAALKACYO OO KU BAAQAY IN LAGA QEYB QAATO GURMADKA ABAARAHA »