Cabashada beelaha degan gobolka Gedo ee daaran Golaha Wasiirada ee la ansixiyay Xasan 4 years ago Qaar kamid ah beelaha dagan gobolka Gedo ee Jubbada Hoose ayaa saluugmo ka muujiyay qaabka loo soo xulay Golaha Wasiirada Soomaaliya, waxayna eedeen ujeediyeen madaxweyne farmaajo. Daawo.