Caawa iyo Daljir_Khamiis_Nov 8-2012_Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle)

Dibadbaxyo lagu taageeray xukuumada cusub ee dhowaan uu soo dhisay Ra’isal Wasaare Saacid oo ka dhacay magaalada Muqdisho, Wafti ka socda maamulka gobolka Mudug oo gaarey degmada Galdogob kulana la qaatay qaybaha bulshada ee degmadaasi, Xoghayntii M/weynihii hore ee Puntland oo maaanta xoriyadiisa helay kadib xarig shalay loogu geystey magaalada Boosaaso, iyo?Shirkada Golis oo number cusub ku kordhisey telephonada gacanta

?

?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com