HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Salaasa, Jan 15 22013. ,Axmed Nuur Ibraahim (Somali) Daljir Boosaaso.

Hawlgal lagu xiray 1500 oo ruux oo Muqdisho laga sameeyey, Ururu siyaasadeedka Hor-Cad oo ku baaqa in laga midaysnaado Nabadda iyo horumarka Puntland, Wasiirka Kaluumaysiga Puntland oo kawaramay Socdaal uu kujoogo Buuhoodle, Ururka Suxufiyiinta Soomaaliya oo ku baaqay in lasiidaayo Wariye Muqdisho ku xiran iyo Barakacayaasha Bursaalax oo ka cabanaya nolol xumo haysata.

Saddex qof oo gaajo iyo oon ugu dhintay abaaraha aawadood; Caasha Geelle oo la socota wafdiga ayaan xaaladda ka waraysanay.
Booliska Kenya oo Baaraya Dil loo Gaystay Ganacsade Caan ahaa
Xulka Nugaal oo u gudubtay finaalaha ciyaaraha gobollada Puntland 2012; Sanaag oo laga badiyey.

Hawlgal lagu xiray 1500 oo ruux oo Muqdisho laga sameeyey, Ururu siyaasadeedka Hor-Cad oo ku baaqa in laga midaysnaado Nabadda iyo horumarka Puntland, Wasiirka Kaluumaysiga Puntland oo kawaramay Socdaal uu kujoogo Buuhoodle, Ururka Suxufiyiinta Soomaaliya oo ku baaqay in lasiidaayo Wariye Muqdisho ku xiran iyo Barakacayaasha Bursaalax oo ka cabanaya nolol xumo haysata.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: