Caawa iyo Daljir, Salaasa, Dec 4 28,Axmed Nuur Ibraahim (Somali)

Madaxweynaha Soomaaliya oo u dhoofay Turki, Puntland oo lagu wareejiyey Maxaabiis Burcad-Badeed ah, Wasiirka Waxbrashada Puntland oo kusugan Sanaag, Dawlada Hoose ee Boosaaso oo burburisey dhismayaal sharciddaro ah.

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0