(1).jpg)
Dooni wadey tahriibayaal oo ku qalibantey xeebaha Mareero ee gobolka Bari, C/raxmaan Sh Maxamed (Gablax) oo dhaliilay Xukuumadda Puntland, Maamulka gobolka Hayland ee Puntland oo sheegay in Ururka Al-shabaab kusoo badanayaan buuraha Golis, Nabadsugida Soomaaliya oo beenisey hadal kasoo yeedhay Al-shabaab, iyo Ciidamada Dawlada oo la wareegey deegaano horleh.
FAALLOOYIN & FALCELIN