Caawa iyo Daljir -Sabti, March, 2-2013, Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle )

Maxkamada ciidanka Puntland oo xukun kuridey rag lagu eedeeyey Al-shabaab, Maamulka Galmudug oo kasoo horjeestey xukun lagu ridey nin kasoo jeeda Galmudug, Shirkii Kismaayo oo socda iyo taageero looga muujiyey Galkacyo, kalfadhiga 2’aad ee Baarlamaanka Federalka oo furmay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0