Caawa iyo Daljir Sabti, Feb 9,2013, Cabdirisaaq Cali Cabdi (Silver)_Daljir Galkacyo

?

R/wasaraha Soomaaliya DF ee Soomaaliya oo maanta ka qayb galay shir lagaga hadlay xeerka Isgaarsiinta dalka, hadalna ka jeediyay, Gudoomiyaha gobolka Bari C/samad Maxamed Gallan oo Gen C/lahi siciid samatar iyo Liibaan Muuse Boqor ku eedeyay inay khal khal amni iyo mid bulsheedba ku hayaan magaalada Boosaaso, Jeneraal C/laahi Siciid Samatar oo iska fogeeyay eedahaas kuna tilmaamay kuwo been abuura, Galmudug oo sheegtay inaysan sii dayn doonin dhibanayaal muddo ka badan laba bil ku afduuban koonfurta Gaalkacyo.
?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com