Caawa iyo Daljir, Sabti, Dec 8, Cabdirisaaq Cali Cabdi ‘Silver’ (Daljir Galkacyo)

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay qarax xalay ka dhacay Nairobi, Xildhibaan Yuusuf Xasan oo xaaladiisa caafimaad soo hagaagayso, Rabshado ka dhacay Xaafadda Islii kadib qarxii xalay, Gudiga doorashooyinka Puntland oo kordhiyey mudada furashada asxaabta, Taliyihii ciidamadda asluubta Soomaaliya oo xabsi daa’in lagu xukumay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com