
Madaxweynaha Dawlada Federalka oo ka hadlay Arimaha Jubbooyinka iyo Somaliland, Aasaasayaasha Jubbaland oo eedayn dusha uga tuuray Dawlada Federalka, Xildhibaano loo diidey inay Muqdisho ku shiraan, Somaliland oo u dabaal degtey sanad guuradii 22’aad ee kasoo wareegtey dhismihii maamulkaasi.
FAALLOOYIN & FALCELIN