Caawa iyo Daljir -Khamiis,Feb 14-2013, Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle )

Ciidamada Dawlada iyo Amisom oo la wareegey deegaano ka tirsan gobolka Sh/hoose, Madaxweynaha Somaliland oo ka waramay safar uu ku tegey London, Kaluumaysatada gobolka Bari oo ka cabanaya doonyo si sharci daro ah uga kaluumaysta xeebaha gobolka, Dawlada Puntland oo sheegtay inay talaabo ka qaadayso kaluumaysiga sharci darada ah iyo kulan looga hadlayey tacadiyada haweenka oo lagu qabtay Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com