Caawa iyo Daljir, Khamiis, Jan 17 2013, Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle )

Ururka Al-shabaab oo diley sarkaal Faransiin ah oo gacantooda ku jire mudo ka badan 3 sanadood, Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo canbaareeyey fal ciidamada Amisom ku dileen dad shacab ah, Ciidamada Puntland oo hawlgalo ka sameeyey deegaanka Galgala ee gobolka Bari, Doorashadii dalka Kenya oo maanta dib u dhac ku yimid, Dawlada Maraykanka oo si rasmi ah u aqoonsanaysa Soomaaliya kadib 22 sano oo ay ula dhaqmaysey qaab kooxo ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com