Caawa iyo Daljir, Isniin Nov 26-2012, Maxamed Cabdilaahi Cali (Kooshin) _Daljir Garoowe.

M/weyne Xasan Sh Maxmuud oo tegey Jabuuti, Puntland oo digniin u dirtay Somaliland, Wasiiru Dawlaha maamul wanaaga Puntland oo mugdi geliyey Caasimad ahaan shaha Muqdisho, iyo Wasaarada Waxbarashada Puntland oo qabatay shir looga hadlayo tacliinta sare ee Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0