Caawa iyo Daljir ,Isniin, March, 25-2013, Cabdirsaaq C Cabdi ‘Silver’ ( Daljir Galkacyo)

Madaxweynaha Soomaaliya oo safar deg deg ah ugu baxay Qadar, Baarlamaanka Puntland oo Su;aalo kulul weydiiyey gudiga doorashooyinka Puntland, Prof Jawaari oo Baydhabo kula kulmay Saraakiisha Amisom, kuwa Ethiopia, iyo guurtida deegaanka iyo Ra’isal Wasaare Saacid oo ka ka dib dhacay7 safarkiisa Kismaayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com