Caawa iyo Daljir ,Isniin, March, 18 -2013, Cabdi Xasan Rooble ( Awoowe )

Qarax khasaare geystey oo ka dhacay Muqdisho + Dawlada Soomaaliya oo canbaaraysay qaraxaasi, halkee marayaa qorshaha maamul u samaynta Jubooyinka waraysi ayaan idiinka haynaa, Puntland oo dhulbanaan ugu deeqday Jaamacada Bariga Afrika, iyo Wariyayaasha Bari oo soo dhoweeyey siidayntii wariye Koronto.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com