Caawa iyo Daljir, Isniin Feb, 4-2013, Cabdi Xasan Rooble (Awoowe) _Daljir Garoowe.

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in nidaamka Xisbiyada Puntland uu ahmiyad weyn siinayo dhalinyarada, Dawlada Kenya oo marti gelinaysa shir looga hadlayo maalgashiga Soomaaliya, Biyo l’aan laga soo sheegayo deegaano ka tirsan Degmada Caluula ee gobolka Bari, Wadooyin 2 sano u xiraa Kooxda Shabaab oo dib u furmay gobolka Galgaduud,?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com