Caawa iyo Daljir ,Isniin, Feb 18-2013, Cabdirisaaq Cali Cabdi ‘Silver’ ( Daljir Galkacyo )

Puntland oo sheegtay inay soo afjarayso shabaabka Galgala, Somaliland oo ganacsatada ku dhiirigelinaysa maalgashiga wadanka,Ardada Jaamacada bariga Afrika ee Buuhoodle oo ku baaqay in la ugaarsado kooxaha laynaya wax ku oolka Soomaaliyeed iyo kulan amaanka looga hadlay oo ka dhacay Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com