HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, isniin, April,15, 2013 ,Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali (Daljir Garoowe)

Ra'isal Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in 29 qof ku dhinteen 58 kalena dhaawacmeen weerarkii shalay lagu qaaday Maxkamadda Muqdisho, Madaxweynaha Puntland oo tacsi u diray dadkii ku dhintay Weerarkii shalay una hambalyeeyey Maamulka Jubbaland, Gudoomiyaha Hiliwaa oo ka badbaaday qarax lala eegtay iyo Saraakiisha ciidamada Puntland ee Galgala oo Somaliland ku eesdeeyey inay gacan siiso kooxaha shabaab ee buuraha Golis.

DHEGEYSO-Maamulka Galmudug oo war kasoo saaray colaada Galkacyo.
Booliska Kenya oo baadigoobaya nin looga shakiayay Al-shabaab oo dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka Germany
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.

Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in 29 qof ku dhinteen 58 kalena dhaawacmeen weerarkii shalay lagu qaaday Maxkamadda Muqdisho, Madaxweynaha Puntland oo tacsi u diray dadkii ku dhintay Weerarkii shalay una hambalyeeyey Maamulka Jubbaland, Gudoomiyaha Hiliwaa oo ka badbaaday qarax lala eegtay iyo Saraakiisha ciidamada Puntland ee Galgala oo Somaliland ku eesdeeyey inay gacan siiso kooxaha shabaab ee buuraha Golis.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: