Caawa iyo Daljir , Dec 25 -2012,Axmed Nuur Ibraahim ‘Somali’ (Daljir Boosaaso)

Roobab Duufaano wata oo ka da’ay Bandarbelya iyo Xaafuun, Dooni ganacsi uu ku degtey xeebaha Bandarbayla, Ajaaniib laga soo furtay Burcad-Badeed oo Garoowe la geeyey, Puntland oo ka digtey in damac siyaasadeed lagu raadiyo wax nabadgelyada wax u dhimaya, Nabadoona gobolka Bari oo ku baaqay in lasiidaayo nabdoono lagu xiray Garoowe,

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0