(1).jpg)
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo bayaan kasoo saaray xaaladda Puntland, Ururka Midnimo oo Xukuumadda Puntland ugu baaqay inay wada hadal ka gasho mudo kororsiga, Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay Wasiiru Dawlayaal iyo Kuxigeenno,Hay’adaha Amaanka ee dalka Kenya oo heegan la geliyey, iyo Golaha Wasiirada Soomaaliya oo shirkoodii maanta uga hadlay qaabka helista Dal-ku galka?
FAALLOOYIN & FALCELIN