Caawa iyo Daljir, Axad March, 31-2013, Cabdifataax Cumar Geeddi ‘ (Daljir Boosaaso)

Puntland oo ka hadashay hoos u dhac ku yimid dhaqaalaha, Maamulka iyo waxgaradka Puntland oo ku guulaystey siidaynta nin kasoo jeeda Galmudug, Madaxweynaha Soomaaliland oo markale sheegay inaysan ka qayb gelayn shiurka London, 8 qof oo uu kamid yahay xildhibaan ayaa daad ku qaaday deegaano ka tirsan Somaliland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com