Caawa iyo Daljir, Axad Feb 10-2013, Cabdifataax Cumar Geeddi ‘ (Hargeysa)

Xildhibaano ka socda dalka Burundi oo maanta soo gaadhey magaalada Muqdisho, Hay’ada Nabad sugida Soomaaliya oo soo bandhigtay nin la sheegay inuu ka tirsanaan jirey garsoorka Al-shabaab, Shilal gaadiid oo ka dhacay gobolka Nugaal iyo shir kusaabsan joojinta bacaha oo ka dhacay Madaxtooyada Puntland ee Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com