Caawa iyo Daljir, Axad, Dec 30,Cabdifataax Cumar Geedi ( Hargeysa )

Ra’isal Wasaare Saacid oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay la shaqeeyaan Xukuumaddiisa, Shir ku saabsan amaanka oo lagu qabtay Boosaaso, Maxkmadda Boosaaso oo xukuntay Burcad-Badeed, Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland oo dhaliilay hanaankii Doorasho ee golayaasha deegaanka Somaliland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com