HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, arbaca, March 20, 2013, Maxamuud Cabdi Ibraahim (Daljir Boosaaso)

Midowga Yurub oo ?25 milyan oo Euro. ugu deeqay Puntland, Ra'isal Wasaare Saacid oo la kulmay khabiir ka socda QM, Somaliland oo laba sano oo xariga ah ku xukuntay Isim lagu eedeeyey ka qaybgalka shirarkii lagu dhisay Dawlada Federalka, Ciidamada bada Puntland oo canbaareeyey madax furashada la siiyo Burcad- badeedda.

Shirkii madasha qaran oo lasoo gabagabeeyey iyo qodobo laga soo saaray.
M/Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo kulan la qaatay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya
Gudigii Ra?iisul W. Gaas U Magacaabay Masiibooyinkii Ka Dhacay Baladweyn Oo Maanta Shir Muhiim Ah La Yeeshay Hay?adaha Samafalka
Midowga Yurub oo ?25 milyan oo Euro. ugu deeqay Puntland, Ra’isal Wasaare Saacid oo la kulmay khabiir ka socda QM, Somaliland oo laba sano oo xariga ah ku xukuntay Isim lagu eedeeyey ka qaybgalka shirarkii lagu dhisay Dawlada Federalka, ?Ciidamada bada Puntland oo canbaareeyey madax furashada la siiyo Burcad- badeedda.
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: