Caawa iyo Daljir, Arbaca, Dec 5-2012, Maxamuud Cabdi Ibraahim ‘Daljir Boosaaso’

Puntland oo faahfaahin ka bixisay khasaaraha Dagaal ka dhacay Galgala, Weeraro Madaafiic ah oo lagu weeraray Muqdisho iyo Madaxda Dawlada oo kulan ka yeeshay, Warbaahinta Puntland oo Baarlamaanka ka codsaday inaan la ansixin xeerka Saxaafada oo ay wado Waaarada Warfaafintu, iyo amaanka Kismaayo oo soo hagaagaya.

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0