Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Burtinle, waxaana idiin daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar,
dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika.
Dhigaal Cusub
« Warka Caweysin iyo Fadumo degan , Daljir Bossaso (dhegayso)
« Warka Caweysin iyo Fadumo degan , Daljir Bossaso (dhegayso)