Site icon Radio Daljir

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin soo jeedinaya Xasan Heykal.

Qodobada Barnaamijka caawa waxaa ugu doorka roon: SICIRBARARKA PUNTLAND & Cabashada Haweenka Ganacsada Suuqyada Garoowe, Madaxda sare ayay sidan ugu baaqeen?

Maamulka DDS oo xabsiga dhigay xubno sar sare oo kamdi ahaa ONLF oo uu ku jiro guddoomiyihii Qoraxey iyo kuxigeenkiisa?

Sidee ayayay diinteena islaamku udhiiri galisay in qofka uu ka feejignaado ama ka taxadaro cudurada faafa sida Covid-19?

Hoos ka dhegayso.

CD Xasan Heykal, Daljir Garowe 22 – 10 – 2020 Khamiis by Radio Daljir

Exit mobile version