Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Bossaso – Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idinka imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa soojeedinaya wariye Xasan Haykal.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 4
  • daauud cali ahmed 7 years ago

    radio daljir aad ban udhagaystaa war warka uu tabiyo waana radio puntland ugu fiican kaalin fiicana dadka ugu jira halkiina kasii wada radio daljir guuul wakhti kasto iyo goor kasto

  • mnsha allaah udaacada kliya aan ka dhagyso gayiga puntland daljir waa idacd dhex dhexaada

  • masha alah halkasi kasii wada

  • Masha Allah idaacda aan taagero marks aan dhegaysto waa idaacad Puntland FM dhere masha Allah wariyash kashaqey waxa ka mid a aan ani a tageero sxbdayd toolmaan Jamaal Faarax khadae Maxamed xareerda dhamman shaqaalah daljir shaqo wacan in sha Allah daljir waa imaan doon waan kashaqaynayaa

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com