Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ciid wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnamaijku wuxuu caawa idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa idiin soojeedinaya wariye Xasan Haykal.

Qodobada Caawa & Daljir ugu doorka roon waa:

  • Madaxweynaha oo cafis u fidiyay maxaabiis, dhagax dhigayna taalada Daljirka Daahsoon
  • Ciidamada Daraaawishta Xerada 54 aad oo ka Cabanaya mushaar la’aan muddo labo sano ah
  • Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ka hadlay xaaladda Gaalkacyo

Hoos ka dhegayso


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com