Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan, ku soodhawaada barnaamijkii Caawa & Daljir, waxaana barnaamijka caawa idin la socodsiinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa Daljir xarunteeda Bossaso, waxaadna ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dal iyo dibad.

Qodobada barnamaamijka C+D ugu xiisa badana waa:

  • Wasiiro iyo maamulka gobolka Bari oo gaaray deegaanka Af-urur iyo Galgala oo ay ku booqdeen ciidamada difaaca ee Puntland
  • Qodobo laga soo saaray shir looga hadlayay nidaamka xisbiyada sidii Puntland ay ugu qabsoomi lahayd doorashooyinka soo socda
  • Wasiirka amniga ee dowladda faderaalka oo ka warbixiyay qorshaha xasilinta amaanka magaalada Muqdisho , kaasi oo lagu uruurinayo hubka lagu dhexwato magaalada Muqdisho
  • Shir ammaanka looga hadlay oo wasiiro katirsan Puntland iy Galmudug ku dhexmaray magaalada Gaalkacyo
  • Dad lagu laayay weerar ka dhacay gobolka Galgaduud uu la wadaago Itoobiya iyo qodobo kale.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com