Caweysin wacan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa barnaamijku idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Qardho, waxaana inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.
Caawa & Daljir kaga bogo wixii maanta warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.
Dhegayso.
Dhigaal Cusub
« DEKEDA GARACAD: MARXALADIHII KALA DUWANAA OO AY SOO MARTAY & QEYBAHA AY KA KOOBANTAHAY (daawo)
« DEKEDA GARACAD: MARXALADIHII KALA DUWANAA OO AY SOO MARTAY & QEYBAHA AY KA KOOBANTAHAY (daawo)
Dhigaal Duug ah
Madaxweyne Saciid Deni: ”Dalkaan Hal Ciidan ayuu Yeelanayaa, Ciidamo Rag Leeyahay Ma Yeelanayo.” (daawo) »
Madaxweyne Saciid Deni: ”Dalkaan Hal Ciidan ayuu Yeelanayaa, Ciidamo Rag Leeyahay Ma Yeelanayo.” (daawo) »