Site icon Radio Daljir

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Qardho (dhegayso)

Caweysin wacan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa barnaamijku idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Qardho, waxaana inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Caawa & Daljir kaga bogo wixii maanta warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.

CD MCI Qardho 22 12 2020 by Radio Daljir

Exit mobile version