Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Wararka caawa waxaa ugu horreeya weerarka Nayroobi iyo wararkii ugu danbeeyey.

Hoos ka dhegayso Caawa & Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com