Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI).
Ka dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika.
Hoos ka dhegayso
Dhigaal Cusub
« Dowladda Federaalka oo ka hadashay dhacdo shacab ku dhinteen
« Dowladda Federaalka oo ka hadashay dhacdo shacab ku dhinteen
Dhigaal Duug ah
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso) »
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso) »