Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Waa Daljir Sanaag oo idin leh caweysin wanaagsan meel kasta oo aad nagala socotaan!

Ku soodhawaada barnaamijkii Caawa & Daljir oo idin kaga imaanaya Daljir Sanaag kagana bogo wararkii ugu danbeeyey ee Puntland oo aysan ka marneyn kulankii maanta ee Barlamaanka Puntland iyo jawaabtii Madaxweyne Deni ee Xildhibaan Cawil Daad iyo waliba falaanqeyn ku saabsan xiriirka Xildhibaanka iyo xukuumadda Nabad & Nolol.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    DHOOBO TEG DHAHARNA AAD!!!.
    ……………………..
    WAXAA CADAADAY IN PL AY LEEYIHIIN BEESHA DHEXE={MAX’UD SALEEBAAN}INTA KALANA AY ROOTI YIHIIN!!!!,LKN WAXAAN ARKAA IN WARSANGELI KURSIGIISU U JILICSANAADAY OO KII YIMAADAAABA UU BEDELO OOKA TAQALUSO G.BARLAMANKA LKN KURSIGA DHULOOSKA EE M/WEYNE KU XIGEENKA LAMA TAABTO WAAY!!!?.WAA LA HOLIN WAAYEY BAAN U FAHMAY!!!.
    OK,DHOOBO WUXUUSAN FAHANSANAYN IN XAQIIQDU TAHAY:
    P/LAND INAY TAHAY MAQAAAYAD U SHIDAN BEESHA DHEXE (MAX’UD SALABAAN)..
    KA XAAXAABIHEE OK,TOLKII BUU CARADII LA AADEE BAL AAN EEGNO WALXAMIIRKA.
    WAXAA DHOOBO LOO SHEEGAY HADII UUSAN BEESHA DHEXE EE PL EE MAX’UD SALEEBAAN KABA QAAD U NOQON IN LAGA TAQALUSAYO WUUNA IS ADKEEYEY WAANA LAGA TAQALUSAY….LIVE.
    SOMALIDA MAANTA LAANGAAB U DARANAA!!!!!!.
    CARADA HARGEYSA U GAL DHEH!!!!!.
    SL IYADA LAFTEEDU XILDHIBAAN XASAANADIISII LEH BAY XABSIGA DHIGTAA!!!!,HADUU ISA SOO TAAGO OO JEEGAANTA ISKU SOO TAAGO!!!!.KKKKK.
    SSC & MAAKHIR LAND LABADUBA WAY KU DULMAN YIHIIN SL & PL WAANA CUSBADA MAAMULADAAS MAXCAANAYSA!!!!.OO AAN LAGA MAARMIN,OK,IYAGUNA MA TASHAN KARAAN OO WAXAYBA U BARTEEN (MALAFSIGA)..
    MAX’UD SALEEBAAN NINKA DHAHA SIYAASAD BAAN LA QAYBSAN OO WALAALTINIMAY WAXAYGA IGU SIIN IIGU OGOLAAN WAA NIN HURDA!!!.MAX’UD SALEBAN TOLIMO HAYDINKA DHAXAYSO LKN SIYAASAD HALA WADAAGIN HADAAD LA WADAAGTIDNA SIDA H/GIDIRTU ULA DHAQANTO ULA DHAQAN!!!! FAHAMTU…..

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com