Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soo dhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkaan idin kaga imaanaya istuudyaha Daljir Garoowe, waxaana soojeedinaya Wariye Maxamed Lakiman.

Qodobada ugu waaweyn waxaa kamid ah:

  • Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya oo dhalinyaradda Soomaaliyeed hambalyo u diray
  • Ciidamadda Dowladda Federaalka oo fashiliyeey qarax xoogan
  • Madaxweyne Kuxigeen Camey oo la dardaarmay dhalinyarada Soomaaliyeed
  • Ciidamadda Itoobiya oo dad shacab ah ku xasuuqay Gobalka Hiiraan
  • Gawaari iyo shacab ku xaniban Togga Durdur ee u dhaxeeya Ceeldaahir iyo Carmo

Qodobadas iyo kuwa kale oo xiiso leh ayaad caawa barnaamijka ku maqli doontaan

DALJIR.COM KAGA BOGO OO HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 9
  • cabdulaahi faarax axmad 7 years ago

    hambalyo ciidamada xoogga dalka wanna idin la shaqaynaynaa guulaysta ciidamada

  • Abdullahi 7 years ago

    Asc waan idin salamay dhamman daadihiyaasha barnaamijkan iyo dhamman idaacada daljir.
    Waa aniga oo jooga dalka Finland,waxan ku xiranahay idaacada daljir.waan ku farax sanahay barnaamijyada daljir ka baxa, balse waxan codsanayaa in barnaamijyada dhaqan ka iyo dhalinyarada aad noo soo daysaaan oo dhalinyarada lagu dhiiri galiyo in ay idaacada dhaqan kooda ka soo dayn karaan

  • Daljir Waan dhagaysta walaahi Mansha allah Caawa Barnaamijkan

  • Daljir waa Hooyada warbaahinta somaliyeed guulaysta

    • maxamad faarax geeddi 7 years ago

      wallaahi waan dhagaystaa daljir waxaana kadhagaystaa barnaamijyo qiimo leh

  • idaacad kaleba ma dhageysto aan ka ahayn daljir daljir daljir

  • Cabdiqani cabdiqaadir 7 years ago

    Waxa wax lagu farxa ah in qarax xooggan ay fashiliyaan ciidamada qaranka soomliyeed

    Aad ban uga xuma hay ficilka ay sameeyeen ciidamada itoobiya waana in lala xisaabtama

  • Waxa wax lagu farxa ah in qarax xooggan ay fashiliyaan ciidamada qaranka soomliyeed

    Aad ban uga xuma hay ficilka ay sameeyeen ciidamada itoobiya waana in lala xisaabtam

  • Magacaygu waa farxan tanees barnaamijka caawa iyo daljir runtii waa barnaamij aad dhaxal gal ah waana barnaamij aan aad ugu taxanahay

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com