Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soo dhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkaan idin kaga imaanaya istuudyaha Daljir Garoowe, waxaana soojeedinaya Wariye Maxamed Lakiman.
Qodobada ugu waaweyn waxaa kamid ah:
- Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya oo dhalinyaradda Soomaaliyeed hambalyo u diray
- Ciidamadda Dowladda Federaalka oo fashiliyeey qarax xoogan
- Madaxweyne Kuxigeen Camey oo la dardaarmay dhalinyarada Soomaaliyeed
- Ciidamadda Itoobiya oo dad shacab ah ku xasuuqay Gobalka Hiiraan
- Gawaari iyo shacab ku xaniban Togga Durdur ee u dhaxeeya Ceeldaahir iyo Carmo
Qodobadas iyo kuwa kale oo xiiso leh ayaad caawa barnaamijka ku maqli doontaan
DALJIR.COM KAGA BOGO OO HOOS KA DHEGAYSO
Dhigaal Cusub
« ARDAA: Xalqadii 28aad ee Taxanayaasha ARDAA
« ARDAA: Xalqadii 28aad ee Taxanayaasha ARDAA
Dhigaal Duug ah
Caabudwaaq: Gu’ Jirsiga ARDAA iyo Shirkii 2aad ee Sannad-guurada ARDAA »
Caabudwaaq: Gu’ Jirsiga ARDAA iyo Shirkii 2aad ee Sannad-guurada ARDAA »