Mar kale iyo kulanti wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idin kaga imaanaya istuudyaha Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya aniga oo ah Maxamed Lakiman.
Qodobada ugu xiisa badan Caawa & Daljir waxaa kamid ah:
- Madaxweyne Gaas oo $3.5 milyan guddoonsiiyey mashruuca gegidaha diyaaradaha Garoowe iyo laamiga Ceeldaahir-Ceerigaabo
- Ciidamada PSF oo weraaray saldhigyo Alshabaab ee buuraha GalGala
- Nabadoonada Gobalka Nugaal oo ammaan kala duldhacay Madaxweyne Gaas kaddib dhamaystirka Garoonka diyaaradaha ee Garoowe oo noqonaya mid heer caalami
Qodobadaas iyo kuwa kale oo ka sii xiisa badan waxaad ku maqli doontaan barnaamijka Caawa & Daljir oo idin ka imaanaya istudiyaha Daljir Garoowe iyo aniga oo ah Maxamed Lakiman.
Hoos ka dhegayso
U Jawaab Abukhalid Adam Buri halceliska