Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman.

Wararka Caawa & Daljir waxaa ugu horreeya:

  • Qaraxa Xamar iyo weerarka Alshabaab ee Baled Xaawo
  • Camay oo qaabilay safiir KX Ingiriiska
  • Qalbidhagax iyo Ajandaha Aqalka Sare iyo doodda arrinkaas oo la dib-dhigay

Dhegaysi wacan!

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com