Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Garoowe. caawa waxaa inoo daadihinaya aniga oo ah Maxamed Lakiman.

Qodobada Caawa & Daljir ugu waaweyn waxaa kamid ah:

  • Qaar kamid ah goobaha ganacsiga Bossaso oo xiran maalintii labaad iyo baaq loo diray Ganacsatada iyo Dowladda
  • Xafiis loogu magacdaray Isir Raaca Muwaadiniinta Somaliyeed oo laga furay Boosaaso
  • Afhayeenka isimada Puntland oo ka hadlay muhiimada dhismaha ciidan qaran
  • Puntland maxaa iska badalay kaabaayasha dhaqaalaha, waraysi ayaan idin kaga hayaa
  • Warbixin ku saabsan khilaafka wadamada Khaliijka ayana waan idiin hayaa

Qodobadaas iyo kuwa kale oo xiiso leh kaga bogo Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman oo idin kaga imaanaya Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com