Site icon Radio Daljir

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo ( dhegayso| daawo )

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman.

Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso.

Hoos ka dhegayso.

CD M Lakiman Gaalkcyo 12 March 2020 by Radio Daljir

Exit mobile version