Site icon Radio Daljir

Caawa & Daljir iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)

Caweysin wacan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa barnaamijku idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garowe, waxaana inoo daadihinaya Maxamed Ibraahin Geelle.
Caawa & Daljir kaga bogo wixii maanta warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.

Dhegayso.

Exit mobile version