Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soo jeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil.

Wararka caawa ugu waaweyn waa dagaalka Af Urur, khasaaraha dagaalka, iyo maxaa sababay khasaaraha.

Hoos ka dhegayso


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

2 responses to “Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)”

  1. maxamed faarax ciise

    waxan halakan tacsi uga dirayaa dhamaan eheladii ay ka dhinteen dadkii ay maanta cadowga ku laayeen deegaanka af urur waxaana fariin u dirayaa ciidanka iyo Dawlada puntland inay diyaar u noqdaan difaaca dalka. dadka iyo naftoodaba oo aysan mar dambe soo noqon dhacdadan Oo kale
    waa mahadsantihiin

  2. Cige

    Asc dhaman wad salaman tihin bahda daljir. Radiyow

U Jawaab Cige Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com