Site icon Radio Daljir

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil.

Waa mar kale iyo ammaanka Bossaso. Hoos ka dhegayso oo kaga bogo wixii caawa warar ugu horreeyey, dal iyo dibad.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c003cbe01010031e147233e/CD_Khadar_Buuhoodle_29_Nov_2018.mp3?_=1
Back to Home page